Deero Institute is a forward-thinking institution dedicated to skills development, technical training, and youth empowerment in Somalia. It equips individuals with practical, in-demand skills that boost employability, innovation, and entrepreneurship. Through hands-on training, mentorship, and creative programs, Deero is building a generation of confident, capable youth prepared to shape Somalia’s future.
Aligned with the UN 2030 Agenda and Sustainable Development Goals (SDGs), Deero works to bridge the gap between Somali youth, professionals, and job market opportunities—empowering graduates to become leaders and contribute meaningfully to national progress.
We believe in equipping youth and entrepreneurs with the knowledge, skills, and resources they need to unlock their potential, achieve their goals, and foster economic growth.
We foster a culture of creativity and innovation, encouraging new ideas and approaches that drive economic growth and social progress.
We are committed to promoting equal opportunities for all, ensuring that no one is left behind in our efforts to build a better future for society and economy.
We prioritize sustainable development in all our programs, aligning our efforts with the SDGs to create long-lasting positive impacts.
We value partnerships and collaboration, recognizing that collective efforts are essential to achieving meaningful and lasting change.
Equip youth and corporate staff with essential digital knowledge, skills and tools to thrive in the digital economy, ensuring inclusiveness in technology access and usage.
Koorsada Graphic Design ee Deero Institute waxay ii furtay irridaha safarkayga xirfadda multimedia-ha. Aqoonta iyo xirfadaha aan halkaas ku bartay waxay saldhig u noqdeen shaqadayda, iyagoo ii suurtageliyay inaan horumariyo xirfado muhiim ah oo la xiriira naqshadeynta iyo hal-abuurka dhanka digital-ka. Maanta, waxaan ahay UI/UX Designer ka tirsan Waafi App, waxaana si dhab ah u qadarinayaa tababarka iyo hagidda qiimaha badan ee aan ka helay Deero Institute. Waxay ahaayeen dhabbaha ii horseeday guusha iyo horumarka aan ka gaaray xirfaddan.
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay in aan ka mid ahay xirfadleyda ka aflaxday Deero Institute. Xirfadihii aan halkaas ka bartay waxay ahaayeen kuwo casri ah, la jaanqaadaya horumarka teknoolojiyadda, isla markaana si weyn u xoojiyey kartidayda iyo aqoontayda suuqa shaqada. Waxaan si gaar ah u bogaadinayaa maamulka iyo macallimiinta Deero Institute, kuwaas oo na siiyey manhaj tayo sare leh, macallimiin xirfad leh, iyo tababarro wax ku ool ah oo aan si toos ah uga faa’iideystay nolol maalmeedkayga iyo shaqadayda.
Course ka graphic design ka ee Anka bartey deero institute waxa ay aheyd meeshi anka bilaabey hayaankeyga xirfadeed iyo mid shaqaba waxaan ka mid ahay dadki ay so saartey mudo kadib hada waxaan ahay qof si freelancer ah ugu shaqeeyo xirfadii aanka bartey deero. Waxaan u mahad aanla so koobi karin u celinaya bahda deero iyo macalinkeygii. Sabirin Ali ah presenter iyo graphic designer ka shaqeysa dhambaal advertising agency si xor ahna wan u shaqeeya
Waxaan ku faraxsanahay inaan ka qalin jabiyay Deero Institute. Xirfadaha aan bartay ayaa si weyn u kordhisay kartideyda xirfadeed iyo kalsoonideyda, taasoo ii fududeysay inaan ku biiro Deero Advert oo aan ka mid noqdaday howl-wadeennada shirkadda. Manhajka casriga ah iyo macallimiinta khibradda sare leh ayaa igu diyaariyay inaan si fiican ugu diyaar garoobo suuqa shaqada.
Magaceygu waa Hassan Osman Alin. 2020 Ayan ku biiray Bahda Deero anigoo ka baranaya Graphic Design waan xasuusta waxan tagay Deero anigoo xitaa an ka seyn software sida loogu shubto mudo 2 bil ah dadaal ey igu bixiyen bahda deero waxan ku noqday Designer dhamestiran ilaa aan aniga macalin noqday oo an dadka sii barayey sida inan youtube iyo telegram ugu gudbiyo halka dadka badankood ey iweydiyan mesha an ka so bartay taasna wexey cadeynee Quality ey ledahay Deero . Deero waxan leyahay Mahadsanidiin abaalkiina ma gudi karo .
Asc waxaan ahay Engr Abdirisak Abdullahi ahna Agaasimaha xafiiska ICT ee jaamacadda Daha, Runtii farxad bey ii tahay inaan ka mid ahay qoyska deero institute, waxaan ka diyaariyey laba xirfadood oo kala ah Graphic design with social media marketing iyo Motion Graphics and Video Editing, oo runtii safarka nolosheyda is bedel ween ku sameeyey dhanka maaliyadeed, xirfadeed iyo mid aqooneedba, waxay sidoo kale ii furtey caalamdhan oo runtii waxaan ku qiyaaso laheyn aduun aragiisa wata. Waxaan indhaha laga laaban kareyn sida aad uga hagar baxaysaan bulshadda soomaaliyeed oo runtii xirfaddaha ugu baahida badan caalamka shaqadda oo walliba u diyaariyey macallimiin xirfad heersare u leh. Waxaan leeyahay maamulka deero iyo macallimiintuba waad ku mahadsantihiin waxbarashaddii iyo xirfaddii aad igu soo hubeyseen oo nolosheydii si aad u weyn u bedeshey
+252 61 8553566
info@deeroinstitute.com
HQ Digfeer, Hodan Mogadishu-Somalia